Sida Loo Garto Sii-haynta Ilmaha ee Tayada Leh: Qalabka Waalidka

Halkan guji si aad u aragtid nuqul ah PDF oo ah Doorashada Sii-haynta Ilmaha: Xidhmada Qalabka Waalidka (Choosing Child Care: Parent Toolkit, Ingiriis).

Xidhiidhinta qaybaha ku yaala boggan:

TALAABADA 1

Akhri boggan si aad wax uga ogaatid war aasaasi ah oo ku saabsan sii-haynta ilmaha.

TALAABADA 2

Teleefonka ku wareyso sii-hayeyaasha ilmaha adiga oo isticmaalaya su’aalaha ku qoran Bogga Doorashada Sii-haynta Ilmaha (Ingiriis).

TALAABADA 3

Booqo guryaha ama barnaamijyada sii-haynta ilmaha, adiga oo isticmaalaya Liiska Hubinta ee ku Yaala Xidhmada Qalabka Waalidka (qaab pdf, Ingiriis).

TALAABADA 4

Hubi tixraacyada uu bixyo adeeg-bixiyuhu, adiga oo isticmaalaya su’aalaha ku yaala Bogga doorashada sii-haynta ilmaha (Ingiriis).

TALAABADA 5

Gaadh go’aankaaga. Dib u eeg tilmaamaha guud ee heshiiska.

TALAABADA 6

Isu diyaari bilaabista sii-haynta ilmaha. Akhri Sida Sii-haynta Ilmaha Looga Dhigo Mid Shaqeynaysa (Ingiriis).