HEL FAA,IIDO CANSHUUREED (TAX CREDIT) KUU SUURTO GALINAYA JEEBKAAGA INAY KUSOO NOQOTO LACAG BADAN IYO WALIBA INAAD HESHO CANSHUURTA OO BILAASH LAGUUGU XAREEYO....

Minnesota Child Care Resource and Referral Network (Mareegta Adeegga iyo Gudbinta Sii-haynta Ilmaha ee Minnesota) waa mareeg ka kooban hay’ado gobolka oo dhan ah oo bixiya liisas dhameystiran oo qofka u gaarka ah oo sheegaya ikhtiyaarka sii-haynta ilmaha iyo waxbarashada iyada oo isla markaana laga shaqeynayo dhisidda hab sii-hayn ilmo oo leh tayo iyo kala-duwanaan oo u furan dhamaan qoysaska Minnesota.

War faahfaahsan oo ku saabsan sii-haynta ilmaha waxa laga heli karaa kaydkayaga xogta sii-hayeyaasha ilmaha ee internetka ku jira, iyo khadkayaga gudbinta ee gobolka oo dhan ah, isla markaana leh adeegyo turjubaan oo lagu heli karo Ingiriis, Moong, Soomaali, iyo Isbaanish.

Aagga Magaalooyinka Mataanaha ah : 651-665-0150. Wicis bilaash ah: 1-888-291-9811