Barnaamijka Adigu ka Baadh Internetka

Ku soo dhawow kaydkayaga xogta sii-haynta ilmaha (child care database) ee internetka ku jirta. Kaydkayaga xogta ee gobolka oo dhan ah waxa ku jira 10,000 adeeg-bixiye. Kaydkan xogta ee ah farsamadii ugu dambeysay waxa si joogto ah u cusboonaysiiya hay’adaha adeegga iyo gudbinta sii-haynta ilmaha ee degmooyinka.

Waxa aad baadhi kartaa sii-hayn ilmo adiga oo isticmaalaya:

Warka adeeg-bixiyaha waxa ku jiri kara:

Wixii war dheeraad ah, fadlan soo wac 1-888-291-9811 .

Please click here to begin your child care search.